Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howl-gallo ka wada degaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la wareegay Tuulada Geelgub oo qiyaastii 10-km u jirta degmada Cadale. Howgalladani oo la sheegay iney yihiin kuwo lagu sugayo amaanka degaanadaasi ayaa waxaa hoggaaminaya Taliye ku-xigeenka Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Maxamed Cali Bariise. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab